Maktabadda

As-Salaamu calaykum,

Waad ku mahadsan tahay soo booqashada aad nasoo booqatay…
Waan guurnay. Waxaad naga heli kartaa boggeenna cusub ee www.maktabadda.com

Mahadsanid.


Advertisements

22 thoughts on “Maktabadda

  1. Raganimo iyo dadnimo ayaan u qiray dadkii hawshaan isu xilqaamay. Ilaahay ha barakeeyo oo ha nuursho oo ayaga iyo dadkoodaba ha dhowro.
    Anigu waxaan jeclahay in si sharaf leh loo sharfo dadka wanaagga u taagan oo bulshada waxtarka u ah. Bal fiirsha nin ayaa wakhti iyo dadaal ku baxshay sidii uu noogu sahli lahaa inaan si fudud u helno suugaantii Sayidkeenii ahaa halyeeygeenii. Maasha Allaah, guulaysta ayaan idin leeyahay waxaadna tihiin Darwiishyada casriga oo nool.

    Liked by 1 person

  2. Run ahaanti waxa aan halkan ka faa’iday wax yar ma ahan.
    Dadki Maktabaddan Wax ku Qora iyo cidda Isku xilqaantayba wax aan Ugu Abaal Gudo Ma Garan Karo.
    Waxaan Allaah Idiin Ka Baryayaa In Ajarkeeda Allah Idiin Waafajiyo.

    Liked by 1 person

  3. Waxyaalahaan ku hamiyi jiray markaan nigu arkay dhiiru galin baa niga helay, idinkoo kala ku dayasho mudano Soomaalida hadda.

    Like

  4. Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan maanta arko oo ka faa’iideysto aqoonta dhex ceegaagta diiwaan dhigaalkan, waan u mahadnaqaya ciddii soo abaabushay hawshan qiimaha badan ee ku dayashada mudan.

    Like

  5. Runtii weli maan arag shabakad la mid ah shabakaddan. Runtii waxyaabaha aan la yaabay waxa ka mid ah habka deeqsinimada ah ee ay xaasidnimadu ka dheer tahay ee ay aqoonta u soo gudbinayso shabakaddani. Waa wax lagu farxo, si weyna waan ugu mahadcelinayaa shabakadda, Ilaahayna ha ka abaal mariyo shaqada wanaagsan ee wax tarka leh ee ay ummada u qabteen.

    Like

  6. Maashaa Allaah. Jazaakallaah. Waa faa’iido aad loogu baahan yahay. Dadka isku hawlay aad bay u mahadsan yihiin. Ilaahay baa mahad iska leh.

    Like

  7. Waad ku mahadsan tihiin sida geesinimada leh eed howshan aad ummadda Somaaliyeed aad u haysaan. Alle haydin abaal mariyo. Aamiin. Aamiin.

    – Muwaadin Dhab Ah

    Liked by 1 person

  8. Maa shaa Allah keep up da good spirit waa ariin aad iyo aad uu ufaaido badan yahay. Ilaahay haniga abaal mariyo Jazaakumu Allahu khayran

    Like

  9. Maasha allah waa meel qiimaha badan oo cilmi badan aan doonayi in aan ka faa’iido, hadaana iigu horaysa. Guulaysta. Akhyaareey. Inshaa Allaah.

    Like

  10. asc dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaan u mahad celinayaa dhammaan dadkii isku xil qaamay u adeegid af-keena hooyo waxaan idin leeyahay cimrigiina ha dheeraado.
    waxaan ka dalbanayaa maamulka maktabadda halkan ma heli karnaa buugtii afkeena ee la dabacay xilligii dawladdii dhexe?

    Like

  11. mahad Allaa iska leh ku dayashana nabigeena (n.n.k.h). Anu waxaan odhan lahaa waxay soo qabteen hawshi u waynayd. Waa salaaman tihiin.

    Like

Aragtidaada Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s